VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheesha dheela - Lyrics

Dheesha dheesha Dheesha dheela Ciyaar tariso dheesha Dheeeha ciyaartu Waxay dhadhan tahay Dheesha dheesha Marka la is dhex gale Dheesha dheesha Dhexda la is qabsade Dheela dheesha Dhididka intuusan iga damin dhaantada Dj muusiga u dheeree Dhididka intuusan iga damin dhaantada Dj iga dami dhaantada Dhinac isu tuurka Hadba dhan u liicaa Dhufashada gaaban Dhabanu u ciyarne Dheesha dheesha Xabada dhexda Mida xijaabka cad Gacanteeda xaad Xaax xanto xanto Qofta xuural Cayn Waa xalaal Ma taqaan xumaan xaaraam Xaakim baa dhalay Aabo xalaala Inta xirto xabadaha Ka gambada dhe Nalka hore dami Hudaha daar Daaqadana fur Soo dag naarkadle Meeshaada istaag Bajaajlaha bartiisa ku celi Xabad ku wado Ama xeebta u soco Xaa ciil gale Xasanaw celi Ciyaal ku dhac bac dhac Dhexda ku dhag dhab dhac dhac Saq dhexe dhac Bac bac bac bac bac bac Soo dhawaw o dhawaw Dhab isii oo iqaad Yaanan dhicine dhufo Qof isoo kanoos Hada kaba dhaqso toos Afkaaga nalka loos Stop hadalka badana baws Dheesha ciyaarta dhac dhac dhac Habeenkii saq dhexe bac dhac dhac dhac
Queue is empty
-- / --