VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dheesha dheela mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Dheesha dheela

Dheesha dheesha
Dheesha dheela
Ciyaar tariso dheesha
Dheeeha ciyaartu
Waxay dhadhan tahay
Dheesha dheesha
Marka la is dhex gale
Dheesha dheesha
Dhexda la is qabsade
Dheela dheesha
Dhididka intuusan iga damin dhaantada
Dj muusiga u dheeree
Dhididka intuusan iga damin dhaantada
Dj iga dami dhaantada
Dhinac isu tuurka
Hadba dhan u liicaa
Dhufashada gaaban
Dhabanu u ciyarne
Dheesha dheesha
Xabada dhexda
Mida xijaabka cad
Gacanteeda xaad
Xaax xanto xanto
Qofta xuural Cayn
Waa xalaal
Ma taqaan xumaan xaaraam
Xaakim baa dhalay
Aabo xalaala
Inta xirto xabadaha
Ka gambada dhe
Nalka hore dami
Hudaha daar
Daaqadana fur
Soo dag naarkadle
Meeshaada istaag
Bajaajlaha bartiisa ku celi
Xabad ku wado
Ama xeebta u soco
Xaa ciil gale
Xasanaw celi
Ciyaal ku dhac bac dhac
Dhexda ku dhag
dhab dhac dhac
Saq dhexe dhac
Bac bac bac bac bac bac
Soo dhawaw o dhawaw
Dhab isii oo iqaad
Yaanan dhicine dhufo
Qof isoo kanoos
Hada kaba dhaqso toos
Afkaaga nalka loos
Stop hadalka badana baws
Dheesha ciyaarta dhac dhac dhac
Habeenkii saq dhexe bac dhac dhac dhac

codkii Sharma boy