VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhuubo cover - Lyrics

dhawaqaa ima dhaa wacaaye dhidid kaa wa ii dheeman luul dhex yaray dhalaal badnay admaan kugu dheeli karaayee dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigay dhamaanaa dhuubo adaa ku dhuumatayee ma ii dhaami kartaayee dhul makuu quuriyee dhaxan taan kuu la nacaa dhax ma kuugu dhaafi karee dhibkaa waa ii dhibaa manaan dhinto dhadhaar fuulee dharkay la isaarinee halaygu dhaqo dhubo dhuubo dhareer keeda siidaa siidaa muusigayga siidaa akuuna siidaa dadka maa isku miidaa wax walba waa niyadaa waala kagaaray iidaa balan kuna waa liidaa cadowgayga waa siidaa waa shiidaa waa cìidaa waa kaa ridaa waa ku xiraa super hit af carabi hada ku rabto akiid malin walbay noo tahay ciid noo caagoo kale caagow miid soo miid dhagax meel dhawaa ku dhacaa dhawaaqna meel dher dhalal badnay tiin ku dhaartaya tahayee admaan kaa dhoor san karaayee dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigay dhamaanaa dhuubo adaa ku dhuumatayee ma ii dhaami kartaayee dhul makuu quuriyee dhaxan taan kuu la nacaa dhax ma kuugu dhaafi karee dhibkaa waa ii dhibaa manaan dhinto dhadhaar fuulee dharkay la isaarinee halaygu dhaqo dhubo dhuubo dhareer keeda
Queue is empty
-- / --