VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhuubo cover mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Dhuubo cover

dhawaqaa ima dhaa wacaaye
dhidid kaa wa ii dheeman luul
dhex yaray dhalaal badnay admaan kugu dheeli karaayee

dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigay dhamaanaa dhuubo adaa
ku dhuumatayee
ma ii dhaami kartaayee

dhul makuu quuriyee
dhaxan taan kuu la nacaa
dhax ma kuugu dhaafi karee
dhibkaa waa ii dhibaa

manaan dhinto dhadhaar fuulee dharkay la isaarinee
halaygu dhaqo dhubo
dhuubo dhareer keeda

siidaa siidaa muusigayga
siidaa akuuna siidaa
dadka maa isku miidaa
wax walba waa niyadaa
waala kagaaray iidaa
balan kuna waa liidaa
cadowgayga waa siidaa
waa shiidaa waa cìidaa
waa kaa ridaa waa ku xiraa
super hit af carabi hada ku rabto akiid malin walbay
noo tahay ciid noo caagoo
kale caagow miid soo miid

dhagax meel dhawaa ku dhacaa dhawaaqna meel dher
dhalal badnay tiin ku dhaartaya tahayee admaan kaa dhoor san karaayee

dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigay dhamaanaa dhuubo adaa
ku dhuumatayee
ma ii dhaami kartaayee

dhul makuu quuriyee
dhaxan taan kuu la nacaa
dhax ma kuugu dhaafi karee
dhibkaa waa ii dhibaa

manaan dhinto dhadhaar fuulee dharkay la isaarinee
halaygu dhaqo dhubo
dhuubo dhareer keeda

codkii Sharma boy