VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha imoodin crazy - Lyrics

ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi amar qaata dhakhsada soo qabta qofta xalay ka qaylshay keena ee iikeenaa isaa aniga waxa rabay ani laydha iido waxa jooga gabdho liimo waliba shukulaato fursad uma rabo farsaman kama rabo facayga iinaan marnaba ka liito fuckin kasta ciyaal faroojo mayka loo furay maxa xidheen faaq faaq ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi marnaba waan duul duulaa hooyo muqdishaa ku dakeeyaa jawi degan ayaa dareemaa igadaa denmark ha igeyn dubai dalkayga hooyaan ku dalxiisaa isagaan isu soo duubaa igadaawon oorixi diir intaan nala hadlin horta is fiiri xagan fiiri hoos fiiri kor fiiri waxa sudhan calanka somali taariikhdii hore soo raadi waxaad maqli inaan nahay qaali ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi ha imoodin crasy ama aha qof lazy waxan ahay buzy sharma boy waa geesi
Queue is empty
-- / --