VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ha imoodin crazy mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Ha imoodin crazy

ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi
ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi
amar qaata dhakhsada soo
qabta qofta xalay ka qaylshay
keena ee iikeenaa
isaa aniga waxa rabay
ani laydha iido waxa jooga
gabdho liimo waliba
shukulaato fursad uma rabo
farsaman kama rabo
facayga iinaan marnaba
ka liito fuckin kasta
ciyaal faroojo
mayka loo furay
maxa xidheen faaq faaq
ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi
ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi

marnaba waan duul duulaa
hooyo muqdishaa ku dakeeyaa
jawi degan ayaa dareemaa
igadaa denmark
ha igeyn dubai dalkayga
hooyaan ku dalxiisaa
isagaan isu soo duubaa
igadaawon oorixi diir
intaan nala hadlin horta is fiiri
xagan fiiri hoos fiiri kor fiiri
waxa sudhan calanka somali
taariikhdii hore soo raadi
waxaad maqli inaan nahay qaali
ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi
ha imoodin crasy
ama aha qof lazy
waxan ahay buzy
sharma boy waa geesi

codkii Sharma boy