VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargaysa - Lyrics

Najiib bule baaras Bashkax cabdi bashkax See rabtaa on the beat Adaa yaabaaya shalara lara Waan ku haysta hargiesa Wey iga haysa hargiesa Maad i gaysaan hargiesa Aan u heesee hargiesa Waan ku haysta hargiesa Wey iga haysa hargiesa Maad i gaysaan hargiesa Aan u heesee hargiesa Dhulkii hodanka hoygii fanka Hal abuuriyo beydkii hibada Dad is huba hargiesa Maad i geysaan hargiesa Dhulkii hodanka hoygii fanka Hal abuuriyo beydkii hibada Dad is huba hargiesa Maad i geysaan hargiesa Somaliland waan idiin iman Insha alah hadii aan dhiman Midka idin neceb Waaba mid kala dhiman Somaliland waan idiin iman Insha alah hadii aan dhiman Midka idin neceb Waaba mid kala dhiman How and you Meeshu waa hargiesa Libaaxyada geeskad ku dagaysa Maxaad dhahysaa ood la tagaysa Gobolkii ragana ma hilmaamaysaa Sharmo oo kale ma laguu xiisaa Fansku ma ku dhahaan Ma imaanaysaa ma imaanaysa How and you Meeshu waa hargiesa Libaaxyada geeskad ku dagaysa Maxaad dhahysaa ood la tagaysa Gobolkii ragana ma hilmaamaysaa Sharmo oo kale ma laguu xiisaa Fansku ma ku dhahaan Ma imaanaysaa ma imaanaysa Waan ku haysta hargiesa Wey iga haysa hargiesa Maad i gaysaan hargiesa Aan u heesee hargiesa Waan ku haysta hargiesa Wey iga haysa hargiesa Maad i gaysaan hargiesa Aan u heesee hargiesa Haloow mudane muuse biixi Inaad i xidhayn ma ii saxiixi Aan imaadee askartan iga leexi Magaalada meel iga seexi Iga farxi masraxana ii qurxi Shawgayga shacab ii buuxi Anigaa dadka ka dhex guuxi Waan luxi luxi waan luxi Adigaa ani iga nixi Waa duriyad dawlad Dad ku nool farxad Waa duriyad amniyaad Dad ku nool xoriyad Waa dawlad duriyad Dad ku nool farxad Waa duriyad dawlad Dad ku nool amniyaad Ciidamo adag Culimadu waa bad Cilmiyo aqoon Caaqiladu waa saas Waan idin salaamay Anoo saana anoo saasa Iyo anoo sidana Waan ku haysta hargiesa Wey iga haysa hargiesa Maad i gaysaan hargiesa Aan u heesee hargiesa
Queue is empty
-- / --