VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hargaysa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Hargaysa

Najiib bule baaras
Bashkax cabdi bashkax
See rabtaa on the beat
Adaa yaabaaya shalara lara

Waan ku haysta hargiesa
Wey iga haysa hargiesa
Maad i gaysaan hargiesa
Aan u heesee hargiesa

Waan ku haysta hargiesa
Wey iga haysa hargiesa
Maad i gaysaan hargiesa
Aan u heesee hargiesa

Dhulkii hodanka hoygii fanka
Hal abuuriyo beydkii hibada
Dad is huba hargiesa
Maad i geysaan hargiesa

Dhulkii hodanka hoygii fanka
Hal abuuriyo beydkii hibada
Dad is huba hargiesa
Maad i geysaan hargiesa

Somaliland waan idiin iman
Insha alah hadii aan dhiman
Midka idin neceb
Waaba mid kala dhiman

Somaliland waan idiin iman
Insha alah hadii aan dhiman
Midka idin neceb
Waaba mid kala dhiman

How and you
Meeshu waa hargiesa
Libaaxyada geeskad ku dagaysa
Maxaad dhahysaa ood la tagaysa
Gobolkii ragana ma hilmaamaysaa
Sharmo oo kale ma laguu xiisaa
Fansku ma ku dhahaan
Ma imaanaysaa ma imaanaysa

How and you
Meeshu waa hargiesa
Libaaxyada geeskad ku dagaysa
Maxaad dhahysaa ood la tagaysa
Gobolkii ragana ma hilmaamaysaa
Sharmo oo kale ma laguu xiisaa
Fansku ma ku dhahaan
Ma imaanaysaa ma imaanaysa

Waan ku haysta hargiesa
Wey iga haysa hargiesa
Maad i gaysaan hargiesa
Aan u heesee hargiesa

Waan ku haysta hargiesa
Wey iga haysa hargiesa
Maad i gaysaan hargiesa
Aan u heesee hargiesa

Haloow mudane muuse biixi
Inaad i xidhayn ma ii saxiixi
Aan imaadee askartan iga leexi
Magaalada meel iga seexi
Iga farxi masraxana ii qurxi
Shawgayga shacab ii buuxi
Anigaa dadka ka dhex guuxi
Waan luxi luxi waan luxi
Adigaa ani iga nixi

Waa duriyad dawlad
Dad ku nool farxad
Waa duriyad amniyaad
Dad ku nool xoriyad

Waa dawlad duriyad
Dad ku nool farxad
Waa duriyad dawlad
Dad ku nool amniyaad

Ciidamo adag
Culimadu waa bad
Cilmiyo aqoon
Caaqiladu waa saas
Waan idin salaamay
Anoo saana anoo saasa
Iyo anoo sidana

Waan ku haysta hargiesa
Wey iga haysa hargiesa
Maad i gaysaan hargiesa
Aan u heesee hargiesa

codkii Sharma boy