Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Qaab daro socodkooda
Doqoniimo damacooda
Qiimo ma leh noloshooda
Micno ma leh wakhtigooda
Ha la bixin magacooda
Ha maqlin hadalkooda

Kuligoodba isimada
Ii balansha culimada
Waan u dhashay garashada
Kama helo ciyaalada
Lama hadlo doqomada
Gabdhahayga xidigaha
Ma aragtay garaadada

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Waryaa balanboolo
Waxa tahay xoolo
Markaad dhahdid lis
Gacmahaaga moolo moolo
Sidii soono soo xiro doono
Hooskan tagtagtaan foodo
Markaan soo baxay
Waxaad gasahay koomo
Dhagtayda dhaq soo gado oomo
Shaqadaadu waa feelo
Sidii loo falo beero
Edeb ma lihide akhlaaq yeelo
Laxan la imaw like cabdi heelo
Ama sidii sharmo boy shacab yeelo
Hadii kale orod iska seexo

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Hal mar aamusa kuligiina
Waa amar
Because anaa ugu shidan xamar
Orod weydii saaxibkayga dalmar
Soo baro waxaan ahay
Adna baro waxaad tahay
Iga baro waxa badan
Haku dhicin qool qodan boolo boolo

Raabkiyo ereyada
Waan u dhasahay ficilada
Familkayga dabaqyada
Soo dgaweeya boqorada
U sacbiya geenyada
Ha loo shido misiga
Ka daaya eegmada

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Wey haye waryaa marax
Ha ka nixin musigayga ku farax
Ama sidii naagaha furo kala qarax
Oo waxaad wadaa barax

Exit mobile version