asia australi europe
america adoo kale
kumaan arag ilhaanay
waxad udhalatay africa

adaa iinool adaan ku nolahay
adaa igu filan wana isku ficnhy ifkba ifiya iftiinay
waxad udhalatay africa

adigaa igu dhex nool ilhan
waxaan ahay adaan kugu ahay
ilhaan ifkaba adaa ani ileh ilhaan aduun yada adaan kugu jeclahay ilhaan

qofkii ku maagaa imaaga
hadalkaaga imara nolosha
adaa ibara wanaagana ifara
ilhaanay farxada adaa ibaday ilhaanay

asia australi europe
america adoo kale
kumaan arag ilhaanay
waxad udhalatay africa

aragaaga iga badan udgoonay
hablo kale ma eego iiroonay
amaanta adaa uqalmo ilhaan
aduun yada adaan kuu jeclahay

shalay maba seexan ilaa xalay qalbigayga adigaa xaday sidaad iiga tagtay
fikir baan galay
jecelkaaga sidan iigalay

ma ogtahay inaan kuu wal walay meel kastaba magacagan waday because la aanta mugdi baan galay

asia a.a australi a.a europe a.a
america u.un africa yes
waxay ku dhalatay africa

Exit mobile version