jecelka calaamadiisa
xusuusta cibaaradiisa
colaadiyo sheekadiisu
dhibtu waa caadadiisa
isaga camira waa ciladiisa
cad iyo madow waa ceen kiisa
kaligaa cabo waa ciilkiisa

aqligiyo maamulkiisa xanuunkiyo cimiladiisa
waxan ahay caaqilkiisa

calool xumo niyad jabkiisa
qofkuu dabo ax ceebihiisa
calaacalka wey oo hintiisa
cuqdadu waa dhimashadiisa

qofkuu cuganaya dhankiisa
nasiibku waa ciidiisa
cawayntiyo qosoladiisa
dareenka ciyaarahiisa

waaba ciidiisa cimaadu
waa dhankiisa
waaba ciidiisa haa
cimaamadu waa dhankiisa

calool xumo niyad jabkiisa
qofkuu dabo ax ceebihiisa
calaacalka wey oo hintiisa
cuqdadu waa dhimashadiisa

Exit mobile version