Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Edebtana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Ka tag gabadha ka leexo
Hana taaban korkeeda
Boqor keena qabooja
Ha qanacdee daaya

Ka tag gabadha ka leexo
Hana taaban korkeeda
Boqor keena qabooja
Ha qanacdee daaya

Qalbigaaga nadiifka
Marka aan arkaaba
Qashuucaa
Quruxdaada qalanjo
Qosolkaaga macaan qaali

Qalbigaaga nadiifka
Marka aan arkaaba
Qashuucaa
Quruxdaada qalanjo
Qosolkaaga macaan qaali

Uu qafiifay qaabkaaga
Qaarka saraanba ku qarwaa
Waad i qaadee ani i qaabil
Qaarka dambe aoftan bal eega

Uu qafiifay qaabkaaga
Qaarka saraanba ku qarwaa
Waad i qaadee ani i qaabil
Qaarka dambe aoftan bal eega

Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Edebtana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Kuli alaabta anaa kaa dhiqi
Kirliga shaaxa waa biyeenaa
Kor iyo hoos anaa kaa dhisaa
Jikadaan kula joogjoogaa
Jiifkaagaan kuugu adeegaa

Anaa ku kaafin Ku gayni koon kale
Kor iyo hoos kaaga xiri dahab badan
Koonfur galbeed ilaa ikaakuma
Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi
Koonfur galbeed ilaa ikaakuma
Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi

Kuli alaabta anaa kaa dhiqi
Kirliga shaaxa waa biyeenaa
Kor iyo hoos anaa kaa dhisaa
Jikadaan kula joogjoogaa
Jiifkaagaan kuugu adeegaa

Anaa ku kaafin Ku gayni koon kale
Kor iyo hoos kaaga xiri dahab badan
Koonfur galbeed ilaa ikaakuma
Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi
Koonfur galbeed ilaa ikaakuma
Canada ku gayni dalxiisna kuula tagi

Jalaataan kuu gadaa
Jibsi aa kula cunaa
Jasiiraa ku wadaa baby
Jawi jacayla kula jilaa

Jalaataan kula cunaa
Jibsi aa kuu dubaa
Jasiiraa ku wadaa baby
Jawi jacayla kula jilaa

Jab jab ma u cunaa
Jukulaato jam ma aadnaa
Jaaw jaaw ha i dhihinee
jees jees iga daa

Jab jab ma u cunaa
Jukulaato jam ma aadnaa
Jaaw jaaw ha i dhihinee
jees jees iga daa

Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Edebtana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Kaaley kaaley baby
Kan naga buri kali ii imaaw
Kaftankaagaan jeclahay
I kooklkooli kashana i saar
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax
Kadeedkana iga dhaafee
Comon cuse me ani ila kifaax

Kana waa tu kale
Ciyaal xamar ma taqaanaa
Xamar arag xamar
Waxaan nahay xamar
Ciyaal xamar heey heey

Exit mobile version