macalin abshir feero
uma shaqeeyo reero
laga bax laan dheere
waxa yimid maan dheere kuwa kale seero abshir feero soo dhawow mudane
soo dhawow
soo dhawow dalka ku soodhawow soo dhawow mudane soo dhawow

laga bax laandhere
waxa yimid maan dheere kuwa kale seero abshir feero soo dhawow mudane soo dhawow soo dhawow
dalka ku soo dhawow
soo dhawow mudane soo dhawow

ma aqaan cidiisa
waxan kasa cilmigiisa xikmadiisa
waan kahelay xirfadiisa
wax qabad kiisa
website kabaar
taariikh diisa boolo
abshir feero

dadku waa dadkaaga
abshir waa hogaanka
ugu shub codkaaga
saad ugaadho han kaaga

suud dheere ninkan ma ahan
uus dheere laga tagi waxan ahay laandheere
macalin abshir waa maandheere

laga bax laandhere
waxa yimid maan dheere kuwa kale seero
abshir feero
soo dhawow mudane
soo dhawow soo dhawow dalka ku soo dhawow
soo dhawow mudane soo dhawow

ma aqaan cidiisa
waxan kasa cilmigiisa xikmadiisa
waan kahelay xirfadiisa
wax qabad kiisa
website kabaar
taariikh diisa boolo
abshir feero

Exit mobile version