VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mac sonkor - Lyrics

Markaan galay tacab tacab Waxaaan helay shacab shacab Farxad iyo sacab sacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Markaan galay tacab tacab Farxad iyo sacab sacab Waxaan helay shacab shacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Ani weykan Maba la iga waayo halkan Waa wiil u soo baxay dalkan Waxaan wax ku ahay dadkan Markan nin baa iri waan ka yaabay yarkan Saaxiib horta ma kuu soo baxay Dharkan Ani kama helo warkan Kaligay kalsoonibaan isku qabaa Waligay Hada waxaan ku jiraa xiligay Adaa iigu yimid ani fadhigay Waliga kama kicin ani saligay Soomali dhab dhalad weeyi sinjigay Boqor kun boqor jookar wiil hawlkar Igama aha is qor qor Alaa iga dhigay mac sonkor Hawadaan socdaa sidii gorgor Markaan galay tacab tacab Waxaaan helay shacab shacab Farxad iyo sacab sacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Markaan galay tacab tacab Farxad iyo sacab sacab Waxaan helay shacab shacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Waa jaqaa Markaan qabanana uu baqaa Balan waaye dharkuu ii dhaqaa Kama helin ani wasakha Meeshii ka imaadaa ku noqdaa Haduu is waalana waa laqaa Ani waxaan dagay dabaqa Hadaa soo hubiso balaqaa Ku xira shabaqa shabaqaa Saan maxaa ka dhigay nafaqaa Mise wuxuu cabay calaqaa Kaalay sharmo boy ma shaqaa In la tartamo ma xaqbaa Markuu kaa tagay ma tagaa Ma tagaa Waryaa tuunji soo wada fuunji Ciyaalka nuuji candhuuftaada Dib u dhigJimiciju mugdi Surwaalka cesho suunkana dhuuji Maskaxda tuuji is muuji Magaca soomaali xooji Heey raab ma jiree naga jooji jooji Markaan galay tacab tacab Waxaaan helay shacab shacab Farxad iyo sacab sacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Markaan galay tacab tacab Farxad iyo sacab sacab Waxaan helay shacab shacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Adoo wata how my Anigaa ku dhahay no way Heey hadalkaaga waa soo koobey Because meeshan ma aha norway Waa dhoobey haye cago boorey Ma anaa ii wadataa toorey Markaan ku arkana waa rorey Waad ogtahay halkuu maray qoorey Waxa ku dhashay booreey Ma xanaaqey dharka maa iska xoorey Mise waa i marti sooreey Ma xanaaqey dharka maa iska xoorey Facaaga bari waa tabar dari Aboowe meel fadhi Waa hadal reer bari Markaad i aragtana iska kay qari Si aad ii arag wajigaaga qad mari I xaal mari soo qabo dhaqso Barfuun ii mari Markaan galay tacab tacab Waxaaan helay shacab shacab Farxad iyo sacab sacab Ka dib waxa kacay nacab nacab Markaan galay tacab tacab Farxad iyo sacab sacab Waxaan helay shacab shacab Ka dib waxa kacay nacab nacab
Queue is empty
-- / --