VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mac sonkor mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Mac sonkor

Markaan galay tacab tacab
Waxaaan helay shacab shacab
Farxad iyo sacab sacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Markaan galay tacab tacab
Farxad iyo sacab sacab
Waxaan helay shacab shacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Ani weykan
Maba la iga waayo halkan
Waa wiil u soo baxay dalkan
Waxaan wax ku ahay dadkan
Markan nin baa iri waan
ka yaabay yarkan
Saaxiib horta ma kuu soo baxay
Dharkan
Ani kama helo warkan
Kaligay kalsoonibaan isku qabaa
Waligay
Hada waxaan ku jiraa xiligay
Adaa iigu yimid ani fadhigay
Waliga kama kicin ani saligay
Soomali dhab dhalad weeyi sinjigay
Boqor kun boqor jookar wiil hawlkar
Igama aha is qor qor
Alaa iga dhigay mac sonkor
Hawadaan socdaa sidii gorgor

Markaan galay tacab tacab
Waxaaan helay shacab shacab
Farxad iyo sacab sacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Markaan galay tacab tacab
Farxad iyo sacab sacab
Waxaan helay shacab shacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Waa jaqaa
Markaan qabanana uu baqaa
Balan waaye dharkuu ii dhaqaa
Kama helin ani wasakha
Meeshii ka imaadaa ku noqdaa
Haduu is waalana waa laqaa
Ani waxaan dagay dabaqa
Hadaa soo hubiso balaqaa
Ku xira shabaqa shabaqaa
Saan maxaa ka dhigay nafaqaa
Mise wuxuu cabay calaqaa
Kaalay sharmo boy ma shaqaa
In la tartamo ma xaqbaa
Markuu kaa tagay ma tagaa
Ma tagaa

Waryaa tuunji soo wada fuunji
Ciyaalka nuuji candhuuftaada
Dib u dhigJimiciju mugdi
Surwaalka cesho suunkana dhuuji
Maskaxda tuuji is muuji
Magaca soomaali xooji
Heey raab ma jiree naga jooji jooji

Markaan galay tacab tacab
Waxaaan helay shacab shacab
Farxad iyo sacab sacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Markaan galay tacab tacab
Farxad iyo sacab sacab
Waxaan helay shacab shacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Adoo wata how my
Anigaa ku dhahay no way
Heey hadalkaaga waa soo koobey
Because meeshan ma aha norway
Waa dhoobey haye cago boorey
Ma anaa ii wadataa toorey
Markaan ku arkana waa rorey
Waad ogtahay halkuu maray qoorey
Waxa ku dhashay booreey
Ma xanaaqey dharka maa iska xoorey
Mise waa i marti sooreey
Ma xanaaqey dharka maa iska xoorey

Facaaga bari waa tabar dari
Aboowe meel fadhi
Waa hadal reer bari
Markaad i aragtana iska kay qari
Si aad ii arag wajigaaga qad mari
I xaal mari soo qabo dhaqso
Barfuun ii mari

Markaan galay tacab tacab
Waxaaan helay shacab shacab
Farxad iyo sacab sacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

Markaan galay tacab tacab
Farxad iyo sacab sacab
Waxaan helay shacab shacab
Ka dib waxa kacay nacab nacab

codkii Sharma boy