Dhaqan keeda Masuulo
Malaha suroo masalugo
Sida hibo nuuro midab
Keeda ma guuro dhiba
Uma quuro X2

Mac mac intay maqan
Tahay ma mamaqsuudo
Mac mac mac ala
Macanaa sida suugo
X2

Ii dhiib pepsi kuwaan
Usheeg waxan ahay
Busy ciyaal xamar
Waan idiin xiisi
Somali baan u messi
Messi ciyaal xamar
Waan idiin xiisi i love
Muqdisho X2

Dhaqan keeda Masuulo
Malaha suroo masalugo
Sida hibo nuuro midab
Keeda ma guuro dhiba
Uma quuro X2

Kor aan kuu qaadaa
Babe kii kumaga waa
Laadaa ada igalee gabar
Kalle man gaadaa daba
Socodkaga maan ka
Daalaa X2

Mac mac intay maqan
Tahay ma maqsuudo
Mac mac mac ala
Macaanaa sida suugo
X2

Dhaqan keeda Masuulo
Malaha suroo masalugo
Sida hibo nuuro midab
Keeda ma guuro dhiba
Uma quuro X2

Exit mobile version