VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macsonkor v2 - Lyrics

Boqor kun boqor Igama aha is qorqor Alaa iga dhigay macsonkor Hawadaan socdaa sidii gorgor Boqor kun boqor Igama aha is qorqor Alaa iga dhigay macsonkor Hawadaan socdaa sidii gorgor Boqor kun boqor Igama aha is qorqor Alaa iga dhigay macsonkor Hawadaan socdaa sidii gorgor Biikuul biikuul Soomali maxamed Waxay tahay geesuul Dadbaan ka dhashoon U ahay luul Intaa waxaan Ku dadaalaa guul Adi madaxaan kaa xiiraa Yuu waryaa ul Adan kuula jeedaa you Ma ahi daciif qalbiga nadiif Dadkayga waan jeclahay xariif Iyagaa iga dhigtay khaliif Eray iyo laxan waaba ii qafiif Ani waxan ahay cunug yari War kama helo Sidii war if goy xariif Haywo ma waxay kaa mari Keewo Saaka maxaa tiri seewo Bulshadaa tiri sharma boy Maraabo waa xaraabo Tolkayga ma lihid Miyaa kharaabo Waxaad ka fikirtaa Intaa xaraaro ama garaabo Waxaad moodaa In la iska sharaabo Cakaaro ilaa bakaaro Bulshadaa tiri qofku Waa masaaro Bolock ha la saaro Ismaaro bolock Bolock ha la saaro Markaan galay tacab Waxaan helay shacab Farxad iyo sacab Ka dib waxa kacay nacab Kulahaa car ceelkan ka cab Car Kulahaa ceelkan ka cab Hababab dhaq ana bare I habaardee reerka bare Ambali hoobseed Se me mond sand Meesha wax qabataa same Subeer ama qolka xadhig sudha Wax lee sameeya Xaga sare fiiri ii soo lugeeya Sadaqada waan ku siiye ducee Si kaleetaa iskaga soo koree No su,aal waxaad qaladay sax Kuwaad ku faantana soo fasax Soomaali dhalad waliba Laf dhabarta kor Wax ka kala dhiman Maxa kuu dhiman isku tasho Bilee adi lee qorsho Waxaad leedahay Taariikhda ha kuu gasho Ha lgu farxo Laakiin waxaas gasho Facaaga bari waa tabar dari Aboowe meel fadhi Waa hadal reer bari Markaad i aragtana iska kay qari Si aan kuu arag Wajigaaga khad mari I xaal mari soo qabo Dhakhso barfuun iimari Waryaa tuunji Soo wad fuundi Waryaa kaluundi Candhuuftaada dib u dhunki Waji buundi Suwaalka cesho Suunkana dhuuji Maskaxdana tuuji Is muuji Magaca soomaali xooji Raabkaaga ma jiree Naga jooji Waji duud Waxaan u tartamay wali wuud Kafajayga adi waxaad Ku jirtaa muud Waxaa taqaan Sida loo cuno fuud iska fuud Soo xiro suit Si kastaba steelkaaga No good no good Si kastaba steelkaaga no good
Queue is empty
-- / --