VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Macsonkor v2 mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Macsonkor v2

Boqor kun boqor
Igama aha is qorqor
Alaa iga dhigay macsonkor
Hawadaan socdaa sidii gorgor

Boqor kun boqor
Igama aha is qorqor
Alaa iga dhigay macsonkor
Hawadaan socdaa sidii gorgor

Boqor kun boqor
Igama aha is qorqor
Alaa iga dhigay macsonkor
Hawadaan socdaa sidii gorgor

Biikuul biikuul
Soomali maxamed
Waxay tahay geesuul
Dadbaan ka dhashoon
U ahay luul
Intaa waxaan
Ku dadaalaa guul
Adi madaxaan kaa xiiraa
Yuu waryaa ul
Adan kuula jeedaa you
Ma ahi daciif qalbiga nadiif
Dadkayga waan jeclahay xariif
Iyagaa iga dhigtay khaliif
Eray iyo laxan waaba ii qafiif
Ani waxan ahay cunug yari
War kama helo
Sidii war if goy xariif
Haywo ma waxay kaa mari
Keewo
Saaka maxaa tiri seewo
Bulshadaa tiri sharma boy
Maraabo waa xaraabo
Tolkayga ma lihid
Miyaa kharaabo
Waxaad ka fikirtaa
Intaa xaraaro ama garaabo
Waxaad moodaa
In la iska sharaabo
Cakaaro ilaa bakaaro

Bulshadaa tiri qofku
Waa masaaro
Bolock ha la saaro
Ismaaro bolock
Bolock ha la saaro

Markaan galay tacab
Waxaan helay shacab
Farxad iyo sacab
Ka dib waxa kacay nacab
Kulahaa car
ceelkan ka cab
Car Kulahaa
ceelkan ka cab

Hababab dhaq ana bare
I habaardee reerka bare
Ambali hoobseed
Se me mond sand
Meesha wax qabataa same
Subeer ama qolka xadhig sudha
Wax lee sameeya
Xaga sare fiiri ii soo lugeeya
Sadaqada waan ku siiye ducee
Si kaleetaa iskaga soo koree
No su,aal waxaad qaladay sax
Kuwaad ku faantana soo fasax
Soomaali dhalad waliba
Laf dhabarta kor
Wax ka kala dhiman
Maxa kuu dhiman isku tasho
Bilee adi lee qorsho
Waxaad leedahay
Taariikhda ha kuu gasho
Ha lgu farxo
Laakiin waxaas gasho

Facaaga bari waa tabar dari
Aboowe meel fadhi
Waa hadal reer bari
Markaad i aragtana
iska kay qari
Si aan kuu arag
Wajigaaga khad mari
I xaal mari soo qabo
Dhakhso barfuun iimari

Waryaa tuunji
Soo wad fuundi
Waryaa kaluundi
Candhuuftaada
dib u dhunki
Waji buundi
Suwaalka cesho
Suunkana dhuuji
Maskaxdana tuuji
Is muuji
Magaca soomaali xooji
Raabkaaga ma jiree
Naga jooji Waji duud
Waxaan u tartamay wali wuud
Kafajayga adi waxaad
Ku jirtaa muud
Waxaa taqaan
Sida loo cuno fuud iska fuud
Soo xiro suit
Si kastaba steelkaaga
No good no good
Si kastaba steelkaaga no good

codkii Sharma boy