Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo
Jaanis lee isii jiijo
Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo

Joog iyo qurux jamaalka
Jirkiyo steelkaaga
Markaad xiran tahay xijaabka
Nadiifka khafiifka
Oo aad soo marto jidka
Dhibijiiji kubkaas jileecaa
Kama jeesto anigoo u jeeda
Mana jiifto dartaa wajeega

Adi leen kuu jeedaa oo baby
Waana kula joogaa oo baby
Waana soo jeedaa
Jeedaa oo baby
Adi leen kula joogaa oo baby
Waana kuu jeedaa oo baby
Waana soo jeeda oo baby
Oo baby jiijo

Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo
Jaanis lee isii jiijo
Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo
Jaanis lee isii jiijo

Jeeste jeestee hana u joojinin
Gabdhaha jinka ku jeesta jeestee
jag jag jag dhibi jag jaga
Jeeste jeestee hana u joojinin
Gabdhaha jinka ku jeesta jeestee
jag jag jag dhibi jag jaga

Jacaylkaygiyeey
Qof jiraa tahee
Ia joog janaay
Jismigaygiyeey
Joog dheer abaayo
Ila jir janaay

Jacaylkaygiyeey
Qof jiraa tahee
Ia joog janaay
Jismigaygiyeey
Joog dheer abaayo
Ila jir janaay

Adi leen kuu jeedaa oo baby
Waana kula joogaa oo baby
Waana soo jeedaa
Jeedaa
Adi leen kula joogaa oo baby
Waana kuu jeedaa oo baby
Waana soo jeeda oo baby
Oo baby jiijo

Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo
Jaanis lee isii jiijo
Jacaylkaan qabo jiijo
Jidkiinaan maraa jiijo
Jiliin maahane jiijo

Exit mobile version