VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naga waal - Lyrics

Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr dj naga waal Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr shakey kala kici Hablaha shidan Noo shidaa caawa Shukaansigana Sharcibaa ka yaal Shiixabaa shumiska Ha laga yaabo Sharafi adigu Shikiga iska daa Ilaa iyo shalay Goobtu wey shidnayd Kulay iyo qabaw Maxaan kuu shubnaa Sheego sharaab Dalab keen shubaa Shaxaad maahane Mida anaa shubay Show iga daa Dooqaaga sheeg Sidii sharxiye Timaha shaf ku sii Shunkuri cadeey Sheekadayda maqal Shuruud maaha ee Shaali sharaf maahan Ciyaal xamar dabkoodaa shidan Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr dj naga waal Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr shakey kala kici Shifis aaway Showgaana igee Foox ii shid Cuudka iigu shub Widh cashidin Hanaga dhigin shidh Yarta shidan Lambarkayga waa shan Shume amee ku imaani ii sheeg Waan is shidi Waxaan xiran fitashaari Nalkaa shidi mugdigaan ka shidan Shumacana saar shafkaaga isaar Meesha igali shan mar igu celi Naga shuufee naagta shaqaalaha Shirqoole she was sheazy Ha ii sheekayn hana nagu shidin hey Haduu yahay shariif Waxaa tahay khaliif Sharmo boy Waa maxa qadiir dheh Faqiir qamiir waxa tahay saqiir Shaati dabal soo xiro maashuush Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr dj naga waal Shaki kuma jiro Waakan sharmo boy Shacabkaygoow Kaca kaca kaca Shaadh iyo canbuul Shab is dhaha Saaxibkayga Mr shakey kala kici U sheeg xishood Anaa imid shib dheh Shimbiyohoow Shimirkaaga la duul Sharafta dhaaq Ma taqaan ii sheeg Shahaada se Shacabkii ma kugu xiray Shaqal shaqal Ma u dhigtay like me Shuruud la,aan Fanka anaa shiday Shoobi maah Shaambad tukaan taal Ha u malaynin shirib Ama shaar shaar Shanta gees Inaan ahay shabeel Wey i shuufeen Shacabkii galmudug Wey i shaaciyeen Shacabkii banaadir Jubaland jiishka Waan salaamay Xarshe and stey Shabeele i gee Bulsho putland Buul yar noo shida Baydhabo barta La isu sheegay Buskud baari dumar bilan Bal isaar laabta aan barkado Kama helo buuq baby Naga badan caawa ilaa bari Barmuudo ilaa waabari Kuu luxubay buul yar noo shid Buskud buskud buskud Beelo laabtaada i gali
Queue is empty
-- / --