VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Naga waal mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Naga waal

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr dj naga waal

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr shakey kala kici

Hablaha shidan
Noo shidaa caawa
Shukaansigana
Sharcibaa ka yaal
Shiixabaa shumiska
Ha laga yaabo
Sharafi adigu
Shikiga iska daa
Ilaa iyo shalay
Goobtu wey shidnayd
Kulay iyo qabaw
Maxaan kuu shubnaa
Sheego sharaab
Dalab keen shubaa
Shaxaad maahane
Mida anaa shubay

Show iga daa
Dooqaaga sheeg
Sidii sharxiye
Timaha shaf ku sii
Shunkuri cadeey
Sheekadayda maqal
Shuruud maaha ee
Shaali sharaf maahan
Ciyaal xamar
dabkoodaa shidan

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr dj naga waal

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr shakey kala kici

Shifis aaway
Showgaana igee
Foox ii shid
Cuudka iigu shub
Widh cashidin
Hanaga dhigin shidh
Yarta shidan
Lambarkayga waa shan
Shume amee ku imaani ii sheeg
Waan is shidi
Waxaan xiran fitashaari
Nalkaa shidi mugdigaan ka shidan
Shumacana saar shafkaaga isaar
Meesha igali shan mar igu celi
Naga shuufee naagta shaqaalaha
Shirqoole she was sheazy
Ha ii sheekayn hana nagu shidin hey

Haduu yahay shariif
Waxaa tahay khaliif
Sharmo boy
Waa maxa qadiir dheh
Faqiir qamiir waxa tahay saqiir
Shaati dabal soo xiro maashuush

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr dj naga waal

Shaki kuma jiro
Waakan sharmo boy
Shacabkaygoow
Kaca kaca kaca
Shaadh iyo canbuul
Shab is dhaha
Saaxibkayga
Mr shakey kala kici

U sheeg xishood
Anaa imid shib dheh
Shimbiyohoow
Shimirkaaga la duul
Sharafta dhaaq
Ma taqaan ii sheeg
Shahaada se
Shacabkii ma kugu xiray
Shaqal shaqal
Ma u dhigtay like me
Shuruud la,aan
Fanka anaa shiday
Shoobi maah
Shaambad tukaan taal
Ha u malaynin shirib
Ama shaar shaar
Shanta gees
Inaan ahay shabeel
Wey i shuufeen
Shacabkii galmudug
Wey i shaaciyeen
Shacabkii banaadir
Jubaland jiishka
Waan salaamay
Xarshe and stey
Shabeele i gee
Bulsho putland
Buul yar noo shida
Baydhabo barta
La isu sheegay
Buskud baari dumar bilan
Bal isaar laabta aan barkado
Kama helo buuq baby
Naga badan caawa ilaa bari
Barmuudo ilaa waabari
Kuu luxubay buul yar noo shid
Buskud buskud buskud
Beelo laabtaada i gali

codkii Sharma boy