asc simanay subagay xaalku
xaalku waa sidee no face isku days waxan usocona gees ges

gabarey dhexda xiree jaas
is qaboji koob cabitaan jees
ani camal u hees musigaaga uyeel bass jas come on bbe

fas kuwa kale gas gas
goobta qas adaa kuleh bes
gabdhaha cali kamin like xawo kiin waxa jogo falastin baar lin
kuwo jiro 15 labis kooda waa iftiin kuli good

muq bilanaa muunad wacana muqdisho waa murayadeenii

masakiin umiciin xamar
malab inta kale ka muhiim
my minit yow never give up

haniyad jabin haka dhicin
hana is nicin nacab kaga
ha ujabin noloshada kor
inta ku neceb ha naxaan
waxan gaaray guul no mashquul

inaad ka xun tahay wa macquul soo duul karti iska baar kor soo fuul soo barbaar kadib isoo gaar kama helo dadka qaar saxiib ninka naga baar shaatiga iga siib xaga saar

muslimku macuna doofaar
dhaqan keenu waa gaar
waxas waa var bob marley
iidaar yow midka xanuunsan
midka xanunsan furaha saar

ha imoodin madi familkaygu waa wada money somalan
kadhashay xaga ii dhig sali

qardho hadaa tago geel baa la iiqali gobta guri ceel caanahodan cabi ciidii dahabka cadaadaan somari mahuro hobyo

geedaheeda wan calfani nasab loga haray hiiraan baan tagi horaan kuu iri ani waad iga hari bartii hoyaday baydhaban ka dagi ii dhiman bari baaqyaha iga bixi
bal xaab kabixi dayr baa igu tiri
burcaan somari bashalka badi sharma wuu dami qalbigaaga kabixi

muq bilanaa muunad wacana muqdisho waa murayadeenii

Exit mobile version