VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta No maseer - Lyrics

eshcalaa dheh masha alah dheh dheh masha allah shacab kayga iga dhigay eshcalaa dheh dheh masha alah raab kaa dishay maanta anaa shiday xagee baa gashay markaa maqashay mesha ku dhashay qalad baad gashay beentaana anaa fashay maka heshay gooshaan kaa dhalshay yow hooshaan kaa dhalshay yow xagee baa hashay markaa maqashay meesha ku dhashay qalad bad gashay beentaana anaa fashay maka heshay goshaan kaa dhalshay yow no maseer iga hor beer hadii kale hoo feer soo bareer ama iska dareer ma waxad tahay waryaa geed mareer afkaaga waxa ka da'aya waa dhareer wajiga ooga qabo leyr maskiin malaha reer waa wareer adi waxa ku heesto waa warer aa waa wareer adi waxa ku heesto waa wareer shrma sharma wuu tagay yaa latartami 1 2 3 kuli iitiri tanoo kaleeto mar kaleeto qalad kaleeto ha isku galin baladkan anaa ushidan balad kaleeto balad kaleeto maaladeeto maxad iskaga dhigaysa nato malin kasta booto orod waydii dadka minesota magacayga arag dheh ma iidhined tanoo kaleeto magacayga arag dheh ma iidhineed kuwii hore ma ahan waa wiil kaleeto dhagahaga fur mar kaleeto raabka waxan ugu socda sidii mooto mataqaana maya morto mise maad tagin ciyaal toorto si kale ufahan kala footo marka marko ciyaal albarako ilaa toronto yow ciyaal xamar yay ku maqlin hadii kale looto eshcalaa dheh masha alah dheh dheh masha allah shacab kayga iga dhigay eshcalaa dheh dheh masha alah galab galab waxad iga arkayso waa dalab inaad masertana waa qalad afkayga waxa ka baxayo waa malab xaalkaguna waa shalab shalab noo xanaaq taageeraha sanaag sacabka la iitumi waa wanag ilaa howl wadaag waxa suran arag that is my flag midab kayga mabadalin i am black wiil hoog halaag raab ku waa hibo ma ahan hido iga filo hoodee yaa kaloo rido hadaba qiro sharma adaa faagtee wax kasta ka filo iguma qaadan bilo inaa dalka gilgilo inaa dalka gilgilo iguma qadan bilo inaa dalka gilgilo haye waji booro hada iga roor hadii kale ani waxan goynaa qoor waryaa xoor waxa u egtahay lambar foor raab ka qalee noqo xamali qaad loor intee goori tahay goor
Queue is empty
-- / --