VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta No maseer mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
No maseer

eshcalaa dheh masha alah
dheh dheh masha allah
shacab kayga iga dhigay eshcalaa dheh dheh masha alah
raab kaa dishay maanta anaa shiday xagee baa gashay
markaa maqashay mesha ku dhashay qalad baad gashay
beentaana anaa fashay maka heshay gooshaan kaa dhalshay yow hooshaan kaa dhalshay yow xagee baa hashay markaa maqashay meesha ku dhashay qalad bad gashay beentaana anaa fashay maka heshay goshaan kaa dhalshay yow
no maseer iga hor beer hadii kale hoo feer soo bareer ama iska dareer ma waxad tahay waryaa geed mareer afkaaga waxa ka da'aya waa dhareer
wajiga ooga qabo leyr maskiin malaha reer waa wareer
adi waxa ku heesto waa warer aa waa wareer adi waxa ku heesto waa wareer
shrma sharma wuu tagay
yaa latartami 1 2 3 kuli iitiri
tanoo kaleeto mar kaleeto qalad kaleeto ha isku galin
baladkan anaa ushidan balad kaleeto balad kaleeto
maaladeeto maxad iskaga dhigaysa nato malin kasta booto orod waydii dadka minesota magacayga arag dheh ma iidhined tanoo kaleeto magacayga arag dheh ma iidhineed kuwii hore ma ahan waa wiil kaleeto dhagahaga fur mar kaleeto
raabka waxan ugu socda sidii mooto mataqaana maya morto mise maad tagin ciyaal toorto si kale ufahan kala footo marka marko ciyaal albarako ilaa toronto yow
ciyaal xamar yay ku maqlin
hadii kale looto

eshcalaa dheh masha alah
dheh dheh masha allah
shacab kayga iga dhigay eshcalaa dheh dheh masha alah galab galab waxad iga arkayso waa dalab inaad masertana waa qalad
afkayga waxa ka baxayo waa malab xaalkaguna waa shalab shalab noo xanaaq taageeraha sanaag sacabka la iitumi waa wanag ilaa howl wadaag waxa suran arag that is my flag midab kayga mabadalin i am black wiil hoog halaag raab ku waa hibo ma ahan hido iga filo hoodee yaa kaloo rido hadaba qiro sharma adaa faagtee wax kasta ka filo iguma qaadan bilo inaa dalka gilgilo
inaa dalka gilgilo iguma qadan bilo inaa dalka gilgilo haye waji booro hada iga roor hadii kale ani waxan goynaa qoor
waryaa xoor waxa u egtahay lambar foor raab ka qalee noqo xamali qaad loor intee goori tahay goor

codkii Sharma boy