VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ogaysiis - Lyrics

aadanuhu hadii uu aamusaba wax baa jira oraahyada udiidoo sida aniga oo kale ka xir xira afkiisee tolow ula shadaydiyo hor koraynk aan qabo uumiyaha dhaman tood ma udiraa ogaysiis ma udiraa ogaysiis waxay tahay tahay tahay ujeedadu ilinta iga da aysaa waa erayo qoranoo hadii aad akhriyi laheed oo aad ogaan laheed aamu aamus aamus ima dhah deene waad ila ooyi laheed aa ila ooyilaheed waad ila ooyi laheed aa ila ooyi laheed afartan jirka maantiyo inta ila da,da ah ani uurku taalo iyo ciil intay soo mareen duni is waydii bal adiguba inta qaarad shisheeyiyo arli durugsan ku xaniban hooyo urugo haysoo ku asqaysan baa badan ku asqaysan baa dan waxay tahay tahay tahay ujeedadu ilinta iga da aysaa waa erayo qoranoo hadii aad akhriyi laheed oo aad ogaan laheed aamu aamus aamus ima dhah deene waad ila ooyi laheed aa ila ooyilaheed waad ila ooyi laheed a ila ooyi laheed
Queue is empty
-- / --