VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ogaysiis mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Ogaysiis

aadanuhu hadii uu
aamusaba wax baa jira oraahyada udiidoo
sida aniga oo kale
ka xir xira afkiisee

tolow ula shadaydiyo
hor koraynk aan qabo uumiyaha dhaman tood
ma udiraa ogaysiis
ma udiraa ogaysiis

waxay tahay tahay tahay
ujeedadu ilinta iga da aysaa waa erayo qoranoo hadii aad akhriyi laheed oo aad ogaan laheed

aamu aamus aamus
ima dhah deene
waad ila ooyi laheed
aa ila ooyilaheed
waad ila ooyi laheed
aa ila ooyi laheed

afartan jirka maantiyo
inta ila da,da ah ani
uurku taalo iyo ciil
intay soo mareen duni
is waydii bal adiguba

inta qaarad shisheeyiyo
arli durugsan ku xaniban hooyo urugo haysoo
ku asqaysan baa badan
ku asqaysan baa dan

waxay tahay tahay tahay
ujeedadu ilinta iga da aysaa
waa erayo qoranoo
hadii aad akhriyi laheed
oo aad ogaan laheed

aamu aamus aamus
ima dhah deene
waad ila ooyi laheed
aa ila ooyilaheed
waad ila ooyi laheed
a ila ooyi laheed

codkii Sharma boy