VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shahaaddada - Lyrics

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Nin walba ninkii ha nooleysto Nabada kuma jidhee naga daaya Somaliyo dhan ha noolaato Waxan nahay hal naf Calankeena hal nooc Cawaale nuur ha noo dhexeeyo Nin walba ninkii ha nooleysto Nabada kuma jidhee naga daaya Somaliyo dhan ha noolaato Waxan nahay hal naf Calankeena hal nooc Cawaale nuur ha noo dhexeeyo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Laba kun iyo shan kii loo shiday Kii shalay galab kuwii ugu shubay Been sheeg sheeg shanta sano uu liqay Golaha shacabka shirkay nagu matalaan Codkii bulshada kuwii shabaqa u dhigay Mooshin isu imaada shir Hooyo shilimaad hadana waab shir Shantan reer hebel Shantan kale ree hebel Shanta xigta reer hebel Waaba shan shan waaba waaba s Waab shan shan Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Sax miyaa saxiix miyaa Saaxib saalim kaskey sahal miyaa Soomaaliya suuro gal miyaa Nabadii hore may soo noqon Sax miyaa saxiix miyaa Saaxib saalim kaskey sahal miyaa Soomaaliya suuro gal miyaa Nabadii hore may soo noqon Saqiir kabiir sinaan Nabadii samaan wey imaan Soomaaliyoo dhan way ladnaan Hashii maandeeq Waa irmaanee ii lamaan Saqiir kabiir sinaan Nabadii samaan wey imaan Soomaaliyoo dhan way ladnaan Hashii maandeeq Waa irmaanee ii lamaan Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo Dhalintu shiidee Maanala shuufoo Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo Shahaadadu macno ma lee Ha shaqaystoo Lama filaan studio Ada yaabaya Saalim kaskey Sharmo boy
Queue is empty
-- / --