VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shahaaddada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Shahaaddada

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Nin walba ninkii ha nooleysto
Nabada kuma jidhee naga daaya
Somaliyo dhan ha noolaato
Waxan nahay hal naf
Calankeena hal nooc
Cawaale nuur ha noo dhexeeyo

Nin walba ninkii ha nooleysto
Nabada kuma jidhee naga daaya
Somaliyo dhan ha noolaato
Waxan nahay hal naf
Calankeena hal nooc
Cawaale nuur ha noo dhexeeyo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Laba kun iyo shan kii loo shiday
Kii shalay galab kuwii ugu shubay
Been sheeg sheeg shanta sano uu liqay
Golaha shacabka shirkay nagu matalaan
Codkii bulshada kuwii shabaqa u dhigay
Mooshin isu imaada shir
Hooyo shilimaad hadana waab shir
Shantan reer hebel
Shantan kale ree hebel
Shanta xigta reer hebel
Waaba shan shan waaba waaba s
Waab shan shan

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Sax miyaa saxiix miyaa
Saaxib saalim kaskey sahal miyaa
Soomaaliya suuro gal miyaa
Nabadii hore may soo noqon

Sax miyaa saxiix miyaa
Saaxib saalim kaskey sahal miyaa
Soomaaliya suuro gal miyaa
Nabadii hore may soo noqon

Saqiir kabiir sinaan
Nabadii samaan wey imaan
Soomaaliyoo dhan way ladnaan
Hashii maandeeq
Waa irmaanee ii lamaan

Saqiir kabiir sinaan
Nabadii samaan wey imaan
Soomaaliyoo dhan way ladnaan
Hashii maandeeq
Waa irmaanee ii lamaan

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Wadanku shaqo maleh ha loo yeelo
Dhalintu shiidee Maanala shuufoo
Jeebku shilin maleh ha loo buuxshoo
Shahaadadu macno ma lee
Ha shaqaystoo

Lama filaan studio
Ada yaabaya
Saalim kaskey
Sharmo boy

codkii Sharma boy