Waxan joogaa cirka
Waxad socotaa dhulka
Yuuku qaadin hirka
Kuuma furna shirkaa
X2
Sharciga bara wuusoo
Dhaafay alamtara safka
Mara feel saara wixii soo
Raaca dab saara gaal iyo
Muslim kala saara ixam
Baara nalka raaxada iidaara
Yaa igaadha waryaada
X2
Kordhiya dheesha meeday
Amiisha aaway aliishaa
Indha baliishaa atariisha
Noo shida shiishaa
X2
Badrooni maan sooni
Kalsooni waxan ka ahay
Gooni x2
I am abwaan kaliya ma
Ihi fanaan laandheere
Dagay banaan afrikaan
Noo cadaan kan badali
Rabo kaynaan cawaan
Calaan hadalkaygu waa
Cadaan x2
Waad iswaalaysaa max–
Aad iga badalaysaa gushu
Yay dhibaysaa way iigu
Baxaysaa ma'anaad igar–
Anaysaa horta yaad
Imodaysaa waryaa
X2
Markaan kasoo baxay
Muqdisho dadbaa yiri
Waa mucjiso anigaa
La'imid hindiso taariikh
Daa qortay qiso x2
Caasi adaa bilaabay
Daan daansi hada iyo
Kow hamaansi dadbaa
Ugu jirtaa xabsi waxa
Kuu dheer cuqdad nafsi
Waryaa qaraab iska
Sharaab iidaar raab
Ama dheh iigaraab
Waxan kugu xirayaa
Handaraab x2
Haloow been low iska
Ilow hada anigaa imide
Wiilow maraxow maanta
Hakaa saarto walalow
Waji koompo waxad ku
Heestaa foor teenbo
Raapka adoo kale maa
Kaheeso isku day ba ba
Cilmiga baro xerta bodhari
Wiil kale yaasiin halyey
Iskabari cimraan laakaa
Iska bari ayagaa kugu
Riday tabardari x2
Sharciga bara wuusoo
Dhaafay alamtara safka
Mara feel saara wixii soo
Raaca dab saara gaal iyo
Muslim kala saara ixam
Baara nalka raaxada iidaara
Yaa igaadha waryaada
X2