VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sheekhu baaba - Lyrics

Hooge ismooge Maqane jooge qol Isku oode waxaad Tahay dagaal ooge Ooge X2 Maahan chalange Maraxow this is Talent booloy mar- Axow keep silent i Am haldoor score Waxad iigu jirtaa Store x2 Waa libaax waryaa Wiilku kifaax waryaa Bada jibaax waryaa Xanuun miyaa ma Adaa yiri xaax x2 Xaaraan ku naax Alwaax walaax wa- Laax walaax kor Kaagaan ku cabaa Koob shaah x2 Waa libaax waryaa Wiilku kifaax waryaa Bada jibaax waryaa Xanuun miyaa ma Adaa yiri xaax Hooge ismooge Maqane jooge qol Isku oode waxaad Tahay dagaal ooge Ooge X2 Shekhu baaba wuu Ku baadaa markuu Ku dilaan kugu dul Raapaa buugaaga Hadaan soo laabaa Waa layaabaa X2 Waxaa samaysoo Dhan wala xisaabaa Cadowga dhalinyarada Waala ciqaabaa adaa Yaabaa x2 Qarmuun waxa kaa Buuxo qabiil iyo xanun Majnuun hadalkaygaa Kugu noqday gamuun Bada waxa qurmiya Hal kaluun x2 Waxad ii malaynay- Saa madluun waan Matalaa SYL daba Dhilifkaan ku Dilaa Wal wal cadowga Dal dal dabagal Qal qal x2 Hooge ismooge Maqane jooge qol Isku oode waxaad Tahay dagaal ooge Ooge X2 Maad nasataan Maxay tahay saan Sow ma ogid inaan Ahay astaan somaliyey Kan maad yastaan Waxaan kala nahay Hindiya iyo pakistan X2 Dhalinyarow dalka Maad dhistaan dhex- Da intaad xirataan Isku imaadaan kul- Igiin maad noqotan Mataan x2 Hooge ismooge Maqane jooge qol Isku oode waxaad Tahay dagaal ooge Ooge X2
Queue is empty
-- / --