VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sheekhu baaba mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Sheekhu baaba

Hooge ismooge
Maqane jooge qol
Isku oode waxaad
Tahay dagaal ooge
Ooge X2

Maahan chalange
Maraxow this is
Talent booloy mar-
Axow keep silent i
Am haldoor score
Waxad iigu jirtaa
Store x2

Waa libaax waryaa
Wiilku kifaax waryaa
Bada jibaax waryaa
Xanuun miyaa ma
Adaa yiri xaax x2

Xaaraan ku naax
Alwaax walaax wa-
Laax walaax kor
Kaagaan ku cabaa
Koob shaah x2

Waa libaax waryaa
Wiilku kifaax waryaa
Bada jibaax waryaa
Xanuun miyaa ma
Adaa yiri xaax

Hooge ismooge
Maqane jooge qol
Isku oode waxaad
Tahay dagaal ooge
Ooge X2

Shekhu baaba wuu
Ku baadaa markuu
Ku dilaan kugu dul
Raapaa buugaaga
Hadaan soo laabaa
Waa layaabaa
X2

Waxaa samaysoo
Dhan wala xisaabaa
Cadowga dhalinyarada
Waala ciqaabaa adaa
Yaabaa x2

Qarmuun waxa kaa
Buuxo qabiil iyo xanun
Majnuun hadalkaygaa
Kugu noqday gamuun
Bada waxa qurmiya
Hal kaluun x2

Waxad ii malaynay-
Saa madluun waan
Matalaa SYL daba
Dhilifkaan ku Dilaa
Wal wal cadowga
Dal dal dabagal
Qal qal x2

Hooge ismooge
Maqane jooge qol
Isku oode waxaad
Tahay dagaal ooge
Ooge X2

Maad nasataan
Maxay tahay saan
Sow ma ogid inaan
Ahay astaan somaliyey
Kan maad yastaan
Waxaan kala nahay
Hindiya iyo pakistan
X2

Dhalinyarow dalka
Maad dhistaan dhex-
Da intaad xirataan
Isku imaadaan kul-
Igiin maad noqotan
Mataan x2

Hooge ismooge
Maqane jooge qol
Isku oode waxaad
Tahay dagaal ooge
Ooge X2

codkii Sharma boy