Sorry am sorry
Sidaan kuugalay
Babe am sorry
Sorry am sorry
Saaka wixii dhacay
Bayb am sorry
X2

Sidaan aniga rabo
Ii suubi sadrigiyo
Laabta iseexi X2

Samaan kaliya no
Xumaan xabibti
Xubiga igalay waa
Xanuun xaqiiqdii
Igu dhacay xayaati
Yaan xanaaqine
Ii noqo xaas wacan
X2

Sorry am sorry
Sidaan kuugalay
Babe am sorry
Sorry am sorry
Saaka wixii dhacay
Bayb am sorry
X2

Waabari beerta
Nabada ku bartay
Beelo beelo waa
Beelo X2

U banee aan bariyo
Balamiyo bilantaas
Lambar keda iiBaas
X2

Waan ubognay bood
Bood keedee baaga
Saaran baashaal
Keedee X2

Sorry am sorry
Sidaan kuugalay
Babe am sorry
Sorry am sorry
Saaka wixii dhacay
Bayb am sorry
X2

Soobo waxaan ku
Gaynayaa siinaay
Sanca ilaa suuqa
Xoolaha ciyaal
Suuq bacaad soo
Baxa iigu imaada
Suuqa wayn

Ciyaal waabari soo
Kaca balanteenu
Waa baashaal bood
Bood baashal bashal
Bood bood

Exit mobile version