VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xayaadee - Lyrics

See rabta on the beat Xayaad kaajal kaajal Xayaad kaajal soo jal Xayaad kaajal kaajal Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey Xabiibti waxaan ahay Xayaad kugu maan lahayn Jacayl aan xad dhaafa ahayn Xiskayga kumaan ahay Xabiibti waxaan ahay Xayaad kugu maan lahayn Jacayl aan xad dhaafa ahayn Xiskayga kumaan ahay Kaligaabaan ku xushmayn Kuwa kale ku xumayn Waan kaxayn Adoo qudhaa ii ah xuural cayn Caynba cayn dhul aan dhacayn Kaligaabaan ku xushmayn Kuwa kale ku xumayn Waan kaxayn Adoo qudhaa ii ah xuural cayn Caynba cayn dhul aan dhacayn Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey Xayaad see tahay sidee ila tahay Saaka waa shidan tahay waaw Waa tahay mar kale inoo tahay Dadku waxay ku dhahaan kumaa tahay Siday tahay aad uga sii tahay Ciyaal xamar saa ma yaqaanaan See tahay adiga ma waalan tahay Waryaa hadaca maa tahay Adiga ma waalan tahay Bisadu bisadu ina gee dhaxanta Shida qaraxada inoo bilaaba farxada Anaga ma lihin maalinta axada Only jimcada anigaa xalay maray xaalada Xayaadeey ii kaalay xalaaleey Xarfaanee iigu sheega xayaadeey xayaadeey xayaadeey Xayaadeey ii kaalay xalaaleey Xarfaanee iigu sheega xayaadeey xayaadeey xayaadeey Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey Xayaadeey kaalay i xanaanee Xayaadeey kaalay ii xaraabee Xayaadeey aan ku xambaaree Xayaadeey xayaadeey
Queue is empty
-- / --