VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xayaadee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharma boy
Xayaadee

See rabta on the beat

Xayaad kaajal kaajal
Xayaad kaajal soo jal
Xayaad kaajal kaajal

Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey
Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey

Xabiibti waxaan ahay
Xayaad kugu maan lahayn
Jacayl aan xad dhaafa ahayn
Xiskayga kumaan ahay
Xabiibti waxaan ahay
Xayaad kugu maan lahayn
Jacayl aan xad dhaafa ahayn
Xiskayga kumaan ahay

Kaligaabaan ku xushmayn
Kuwa kale ku xumayn
Waan kaxayn
Adoo qudhaa ii ah xuural cayn
Caynba cayn dhul aan dhacayn
Kaligaabaan ku xushmayn
Kuwa kale ku xumayn
Waan kaxayn
Adoo qudhaa ii ah xuural cayn
Caynba cayn dhul aan dhacayn

Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey
Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey

Xayaad see tahay sidee ila tahay
Saaka waa shidan tahay waaw
Waa tahay mar kale inoo tahay
Dadku waxay ku dhahaan kumaa tahay
Siday tahay aad uga sii tahay
Ciyaal xamar saa ma yaqaanaan
See tahay adiga ma waalan tahay
Waryaa hadaca maa tahay
Adiga ma waalan tahay

Bisadu bisadu ina gee dhaxanta
Shida qaraxada inoo bilaaba farxada
Anaga ma lihin maalinta axada
Only jimcada
anigaa xalay maray xaalada

Xayaadeey ii kaalay xalaaleey
Xarfaanee iigu sheega
xayaadeey xayaadeey xayaadeey
Xayaadeey ii kaalay xalaaleey
Xarfaanee iigu sheega
xayaadeey xayaadeey xayaadeey

Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey
Xayaadeey kaalay i xanaanee
Xayaadeey kaalay ii xaraabee
Xayaadeey aan ku xambaaree
Xayaadeey xayaadeey

codkii Sharma boy