si baan ahay la,aantaa sihaameey
saqda dhexe habeenkii sihaamey
miyaan seexan karaya sihaameey
inanyahay jacaylkaad aniga igu beertay
bogaygu dhex dagay laabtaydu dhex saaqay
miyaad iga baanan miyaad iga bogsiin
anigu waan ku dhaarta
dhulkayga waan ku dhaartaa
anigu waan ku faana
dhaantada waan ku faana
a kaalay dheele dheela
dirgax iyo shafkax dheela
caano ka dhan dheela

si baan ahay la,aantaa sihaameey
saqda dhexe habeenki sihaameey
miyaan seexan karayaa sihaameey
anigu waan ku dhashay jigjiga waan ku dhashay
anigu waan ku dhaataa dds waan ku dhaataa
anigu waan ku faanaa ssd waan ku faanaa
anigu waan ku dhaataa jigjiga waan ku dhaata
anigu waan ku dhaarta dhulkayga waan ku dhaartaa
anigu waan ku faana dhaantada waan ku faanaa
aa kaalay dheeela dheela dirgax iyoo shafkax
a kaalay dheela dheela caano ka dhan dheela

Exit mobile version