VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sumaya - Lyrics

i love you i mis you i need you sumaya sawjadaydii rumaadeey saxarlaay si baad iigu wayn tahay sadrigayga laabtu sumaya sawirkaagu sudhan yahay sumiya naf baad sidataa sumiyaaay soo dhawee caashaqa sumiyaay ma anaa seexdoo laylkiiyoo hurdo iima sugantoo waan salalayaa dartaayoo naftaan kugu sasabayaa uxibu caynaka al jamiil sumiyaay sawjadaydii rumaadeey si baad iigu wayn tahay dareenkaa i saaqay sumiyaay adigaa si waafiya sumiyaay ugu soohay maankee sumiyaay ha sagsaagin caashaqa sumiyay ma anaa seexdoo laylkiiyoo hurdo iima sugantoo waan salalayaa dartaayoo naftaan kugu sasabayaa
Queue is empty
-- / --