VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Sumaya mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sharmaarke Shafeec
Sumaya

i love you
i mis you
i need you
sumaya
sawjadaydii rumaadeey
saxarlaay si baad iigu wayn tahay
sadrigayga laabtu sumaya
sawirkaagu sudhan yahay sumiya
naf baad sidataa sumiyaaay
soo dhawee caashaqa sumiyaay
ma anaa seexdoo laylkiiyoo
hurdo iima sugantoo
waan salalayaa dartaayoo
naftaan kugu sasabayaa

uxibu caynaka
al jamiil sumiyaay
sawjadaydii rumaadeey
si baad iigu wayn tahay
dareenkaa i saaqay sumiyaay
adigaa si waafiya sumiyaay
ugu soohay maankee sumiyaay
ha sagsaagin caashaqa sumiyay
ma anaa seexdoo laylkiiyoo
hurdo iima sugantoo
waan salalayaa dartaayoo
naftaan kugu sasabayaa

codkii Sharmaarke Shafeec