Inta habar maajiyo
Herkabaa ku dhacoo
Handhisay ka gashoo
2×
Hardabay ka kacdoo
Hilibay karisoo
Hungurigaa ka gubtoo
2×
Alla maaga
Rasuul maaga
2×

Inta habar maajiyo
Herkabaa ku dhacoo
Handhisay ka gashoo
2×
Hardabay ka kacdoo
Hilibay karisoo
Hungurigaa ka gubtoo
2×
Alla maaga
Rasuul maaga
2×