tufaax geed jan jeedha
ku yaaliyo jowha burta sideeda x2

jamaalka qurxoon
jaliil uu ku manaystay
niyaday iiga jirtaa x2

waa jacaylkaga dartii
waxan jiifka habeen la jiniinicayayoo kaama
joogi karee hayga
jeedsan adaan jawaab
kaa sugayaa x2

sagal ay cad ceeda
dul joogtiyo jeeganta
sideeda x2

jaaheeda udgoon isoo jiidanayiyo niyaday iiga
jirtaa x2

waa jacaylkaga dartii
waxan jiifka habeen la jiniinicayayoo kaama
joogi karee x2

hayga jeedsan adaan
jawaab kaa sugayaa x2

Exit mobile version