Kulankeena qayrka leh
Kaftanka iyo sheekada
Ha Jacaylkayna korsaday

Kabci kordhi Kool kooli waligaa

Kor kasaaro ugu hees
Kadaa baa kadaabaa Allahayow

Shimaali..
Sidaa kaaha waaberi
Kaftan la isku nuurshee
Haa Isu keenay calafkoo

Kurba karkari Kabo caashaq leeyehe

Kor kasaaro ugu hees
Kadaabaa kadaabaa Allahayow

Uhaashada Lamaanaha
Kolba arag daymada
Haa Indhahay isku koriyee
Wayway Indhahay isku koriyee

Kasha ku kab caashaqaaana keedsada

Kor kasaaro ugu hees
Kadaabaa kadaabaa Allahayow

Exit mobile version