VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaan dumar Kale - Lyrics

dawoy dabci i lahaaw dareen daacad ii ahaaw miyan dumar kalleba doonaa miyaan daarteyda diidaa miyaan deyro daawa moodaa duqow aan daacad aheyn daryeel iyo dugaal laheyn miyaan doonteyda ku duugta miyaan daba galaa daneyaa miyaan dacar daawa moodaa danbiga mar uunbuu daahiraayoo dadkuna mar uunbey ka didaan ha i diidin dabka iga qaade duco wa ku danbeysaayee daryeel dan ah ha iga goyn doqon aan dabciga laheyn dabaal aan dareen laheyn miyaan dadkeygii u daayaa miyaan danahey u dayacaa miyaan dookhey u duugaa ditoor aan dabiib aheyn dugaag aan ba duur laheyn iskuma daaliyee daruustaa miyaan daba galaa daneyaa miyaan daqar deeq u moodaa daruurtu mar uunbey soo da.daayoo khalqigu ey wada doogsadaan ku diiday aniga ku doorshay war hoy damac kama lahiye i dayo aniga i daay
Queue is empty
-- / --