midnimadii somaaliyo
waa loo noqdee
ana gartee wanaagba
loo naadiyee
aan ku naxnee neecawda
masoo noqsanaa

nugulka koriyaha
niyada u dhisaha
nasiibka dhulkeenow
halaale ha ha

nacas mooye
nin ragi nabad kama tage
qaranimo ninkii neceb
yaan loo nuglaan

lab laba naaska nuugiyo
nuqul sidee nuurka da'ay
naqiyo dooga lagu nastaay
nafsi dawladnimo nasri kama horayn

nacaska ifiyaha
nadiifa xidhaha
nasiibka dhulkeenow
halala ha ha

nacas mooye
nin ragi nabad kama tage
qaranimo ninkii neceb
yaan loo nuglaan

Exit mobile version