waxad tahay bil dhalatiyo
cadceed soo baxaysoo
biligtii hilaacdooo
bildhaantaada weeyaan
in jaceylka beernee
bidixdiyo waxaan nahay
ileen weysku ooyaan
hadey midii goodee
ha burburinin wacadkoo
haka baqan dhaqankaygoo
gurigaan laculusee
ha baylihin kalgacalkee
waxad iila bilic tahay
beeraha wajaaloo
intuu barqadii helay
togagii burqanayaan
bojogtii mugaadhee
bilicdooda yaabka leh
ka heysana barwaaqaa
ha burburin wacadkoo
haka baqan dhaqan kaygoo
gurigaaga culusee
ha baylihin kalgacalkee

Exit mobile version