Ciradiyo jacaylkii kala
Caaganaan jiray anaa
Caawa labadabaa la
Cawaysimaayee x2

Waxaad cidhib kulee–
Dahay lacawaysimay–
Saa halka laga ciyaar–
Ee x2

Walee ciid sidayduu
Calaf iyo wad mooye
Cid kalaba ma caash–
Aqoo x2

Carabkiyo indhaha iyo
Calooshaad dhex mir–
Atoo cadow aad ku
Noqotoo howlo aad
Ku curisee x2

Kalgacaylka ciidan cus
Leeyoo dhankaga cidna
Yaanu ceebayn x2

Walee ciid sidayduu
Calaf iyo wad mooye
Cid kalaba ma caash–
Aqoo x2

Exit mobile version