Dhedig lama colaad
Shee kuwa idin dhal-
Aan nahay kolna idiin
Dhaxaan nehee x2

Adigoon idheerayn
Bal xasuuso dhabar
Kiyo x2

Dhabtii hooyadayoo
Waxan ahay dhigediyo
Halkii aad ka dhalaten
X2

Waa udheg xumoo
Laboodkee yaanan
Dhiman adoo moog
X2

Hadaad tahay nin dh–
Aayo leh rag baa loo
Dhameestaa lama
Dhibo haween kee
X2

Hadaad dhegaha iga
Xiran waa dhagar hag–
Oogane x2

Waxaan kadhiganahay
Walaashaa dhabaadoo
Gayaan keedii dhaafee
X2

Waa udheg xumoo
Laboodkee yaanan
Dhiman adoo moog
X2

Ma harsado dharartii
Mana dhigo hurdada
Dhaban dantaydana
Ma dhowreee x2

Dhibtuu caashaq
Leeyahay hadaad
Mooday dheel dh–
Eel x2

Cilmi kaa dhintuu
Dhigay ama qays
Udhalan rogay sh–
Eekada ka dheregte
X2

Waa udheg xumoo
Laboodkee yaanan
Dhiman adoo moog
X2

Exit mobile version