Jacaylkaygu waa
Magac waa midab
Baxaayoo boqolkuu
Ku mayracay x2

Mowlaha ilaaah iyo
Nabi muxamad baa

Adaa iga masuulee
Waa magane ii hay
Murti weeye iisoor
Waa magace iidhor
X2

Jacaylkaygu waa
Magac waa mayay
Da'aayoo mashaa
Allahuyee helayay
X2

Mowlaha ilaaah iyo
Nabi muxamad baa

Adaa iga masuulee
Waa magane ii hay
Murti weeye iisoor
Waa magace iidhor
X2

Exit mobile version