Sheex iyo xishood
Baa jacayl igu shak-
Aaloo waan shaama
Reeree talo kuuma
Sheegine x2

shashafada naftay-
Diyo shifadaydi baad
Tahee x2

Adna sharafsanide
Ha isharaysaninee
Shimbir kayga noqo
X2

Shacni iyo wanaag
Sharaf badanidaaa
Ma sheekaysanaaa
X2

Lalabaha ishidaya
Ishu'aysanaayoo
Intuu igu shaxduray
Buu wadnahayga
Sheemaa x2

Maal mihii shil iyo
Nacab maan kaa
Shishayninee x2

Ala sharafsanidee
Ha isharaysaninee
Shimbir kayga noqo
X2

Shacni iyo wanaag
Sharaf badanidaaa
Ma sheekaysanaaa
X2

Exit mobile version