Show laydh cashaqa
show laabta kuhayee
Lulumaha sidisii show
Laydha raacee

Adaa lumaye eegmada
Show libin dan moodee
Ladi waa haldhaaguba
Intuu laac u muuqdee
Ana laanta ubaxa adan
Kuu lulayaa

Show looli dheer baa
Show lahasho doonee
Caashaqa lurkiisii show
Maan lixaad gabin

Adaa lumaye eegmada
Show libin dan moodee
Ladi waa haldhaaguba
Intuu laac u muuqdee
Ana laanta ubaxa adan
Kuu lulayaa

Exit mobile version