Cirka markii xayaab laga
Waayo dhulku xubi engaga'
Ee dharab xididka qooyiyo
Xaqiis la'arki waayana
X2
Xoxomadu madhaamee
Abaar xaalufiya xoolaha
Dhamaysana gabar lama
Xumeeyee x2
Xishoodka haka tagin
Aabe xaragada kudhimo
Hooyo intaad ani ixoor
Taan xoolo ha igaraacina
X2
Cirka markii xayaab laga
Waayo dadku xagashu
Liicdee ragu uu xarago
Gabee la xabaalo geesiga
X2
Geelu xerada diidee xamil
Qaadi waayee adhi laxerin
Waayana gabadh lama
Xumèeyee x2
Xishoodka haka tagin
Aabe xaragada kudhimo
Hooyo intaad ani ixoor
Taan xoolo ha igaraacina
X2