kalgaceylkan igu weyn
kashkiyo laabtiyo
kuligey wada degay
kolay soo dhaweyn iyo
kolkoolin mooyee
kuleyl iguma haayee
kalsoonaa usacab tumee
kay laabtu doontoo
aktar kaamila tahee
xota layga badan yahay
kadaawee bugtada oo
kolkooli caashaqa
kalagaceylkan iguweyn
kali joogi waayee
ogow waan kujeclahay
kaftan ha umalaynine
sidaan kaaga daba dhacey
karkaad igu abuurtaa
ayaa karaayeeeee
kay laabtu doontow
agterka kaamilaa tahee
xogta layga badan yahay
kadaawee bugtada oo
kolkooli caashaqa

Exit mobile version